Goobjoog

Xisbiyada Mucaradka Somaliland Oo Isbaheysi Cusub Ku Dhawaaqay

Xisbiyada mucaaradka Somaliland ee UCID iyo WADANI ayaa ku dhawaaqay in ay sameeysteen isbaheeysi siyaasadeed . Labada Xisbi Mucaarad ee ayaa sheegay in ay isbaheeysigooda ay ku qaybsanayaan shirguddoonka Wakiillada…

Xisbiyada Mucaradka Somaliland Oo Isbaheysi Cusub Ku Dhawaaqay

Xisbiyada mucaaradka Somaliland ee UCID iyo WADANI ayaa ku dhawaaqay in ay sameeysteen isbaheeysi siyaasadeed .

Labada Xisbi Mucaarad ee ayaa sheegay in ay isbaheeysigooda ay ku qaybsanayaan shirguddoonka Wakiillada iyo Maayirada Magaalooyinka Somaliland .

Hoos ka akhriso heshiiska iskaashiga labada xisbi 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments