Goobjoog

Doorashada Somaliland: Maxaa Ka Cusub Balli-Gubadle?

Waxaa goordhow soo baxay natiijada horudhaca ah ee golaha deegaanka ee Balli-Gubadle, taasi oo goordhow la shaaciyey. Natiijada la helay ayaa ah sidan: Kulmiye: 4 Waddani: 3 Ucid: 3 Wixii…

Doorashada Somaliland: Maxaa Ka Cusub Balli-Gubadle?

Waxaa goordhow soo baxay natiijada horudhaca ah ee golaha deegaanka ee Balli-Gubadle, taasi oo goordhow la shaaciyey.

Natiijada la helay ayaa ah sidan:

Kulmiye: 4

Waddani: 3

Ucid: 3

Wixii kusoo kordha doorashada Somaliland. Goobjoog News la soco. 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments