Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay Natiijada horu-dhaca ah ee degmada Sheekh.
Natiijada guddiga ku dhawaaqeen ayeey xisbiyada Somaliland ay tira isku mid ah ka keenen.
Arrimaha Amniga
Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay Natiijada horu-dhaca ah ee degmada Sheekh. Natiijada guddiga ku dhawaaqeen ayeey xisbiyada Somaliland ay tira isku mid ah ka keenen. Natiijada Degmada Sheekh…

Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay Natiijada horu-dhaca ah ee degmada Sheekh.
Natiijada guddiga ku dhawaaqeen ayeey xisbiyada Somaliland ay tira isku mid ah ka keenen.
Natiijada Degmada Sheekh .
● Ucid 3
● Kulmiye 3
●Waddani 3
Kala soco Goobjoog News Wararka natiinada doorashada .
Goobjoog Newsletter
Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.


From the comments