Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dhacdo naxdin leh oo maanta ka dhacday xaafad ka tirsan degamada dharkiinley, kadib markii gabar yar oo muddo la baadi goobayay laga helay meydkeeda digsi dhexdiisa.
Gabadhan yar oo magacaabo Nafisa Cumar C/llaahi oo la baafinayey labadi maalin ee la soo dhaafay ,kadib markii la waayey Axadii 30-ka May 2021, balse maanta waxaa la yaab noqotay in laga dhex helay Digsi weyn oo Gurigooda yaallay, kaasoo lagu riday, laguna daboolay, waxayna arrintan argagax ku abuurtay qoyska gabadha iyo dadka deriska la ahaa.




From the comments