Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaalo u dhaxeeya Maleyshiyo beeleed oo subaxnimadii hore ee saka ka dhacay duleedka magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan .
Maleyshiyada oo kala taabacsan beelo walaala ah oo wada deegaanka Doon Maleyka oo hoos yimaada magaalada Baladweyne ayaa la sheegay in uu salka ku haayo Buundo laga dhisayo deeganka .
Wariyayaasha GoobJoog News ee magaalada Baladweyne ayaa xaqiijiyay in maaleyshiyada uu socday dagaal kooda mudda saacada ah .




From the comments