Ergeyga Gaarka ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Qatar u qaabilsan la dagaalanka argigixisada iyo dhexdhexaadinta ayaa galabta soo gaaray caasimadda Muqdisho.
Dr. Mudhlaq Bin Maajid Al-Qaxdhaani oo wakiil ka ah amiirka Qatar Tamiim ayaa lagu wadaa inuu kulamo la yeesho qeybaha kala duwan ee dalka gaar ahaan siyaasiyiinta isaga oo qeexi doona halka ay Qatar ka taagan tahay musharaxiinta.
Wafdiga waxaa galabta soo dhoweeyey wasiiru dowlaha arrimaha Dibadda ee JFS Balal Cusmaan.




From the comments