Madaxweynaha Chad Idiris Deby ayaa la sheegayaa in goordhow la dilay. Wakaaladda wararka ee AFP ayaa qortay inuu ku dhintay dagaal kadib saacado uu markii 6-aad doorashada ku shubtay. Marxuumka waxaa uu dalkaasi heystay oo uu xukumayey tan iyo 1990-kii.
Dalka
Madaxweynaha Chad Oo La Dilay Saacado Kadib Markii 6-aad Uu Doorashada Xoogay
Madaxweynaha Chad Idiris Deby ayaa la sheegayaa in goordhow la dilay. Wakaaladda wararka ee AFP ayaa qortay inuu ku dhintay dagaal kadib saacado uu markii 6-aad doorashada ku shubtay. Marxuumka…

Goobjoog Newsletter
Ka hel Goobjoog wixii cusub.
Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.



From the comments