Wararka naga soo gaarayo Xaafadda Darusalam ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goordhaw uu halkaasi ka dhacay Qarax xoogan.
Qaraxan oo jugtiisa inta badan laga maqlay degmooyinka Gobalka Banaadir ayaa lala eegtay gaari uu la socday Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo siyaasada degmada Dayniile Cabdi Maxamed Maxamuud.
Wararka ay GoobJoog Heleyso ayaa sheegaya in qaraxa uu dhaawac ka soo gaaray Gudoomiye ku-xigeenka .




From the comments