Goobjoog

Deg Deg : Prof Gandi Oo Geeriyooday

Waxaa dalka Faransiiska ku geeriyooday Alle ha u naxariistee Proff Maxamed Cabdi Maxamed Gaandi. Profeysarka ayaa ka mid ahaa aqoonyahannada Sooomaaliyeed wuxuunka ku xanuunsanayay mudooyinkii dambe Isbitaal ku yaaalla dalka…

Deg Deg : Prof Gandi Oo Geeriyooday

Waxaa dalka Faransiiska ku geeriyooday Alle ha u naxariistee Proff Maxamed Cabdi Maxamed Gaandi.

Profeysarka ayaa ka mid ahaa aqoonyahannada Sooomaaliyeed wuxuunka ku xanuunsanayay mudooyinkii dambe Isbitaal ku yaaalla dalka Faransiiska.

Profeysarka ayaa ka mid ahaa Muasharixiinta u tartamayay xilka Madaxweynaha Soomaaliya, waxa uu sidoo kale ka mid ahaa Aas aasayaashii maamulka Jubbaland .

Prof Gandi ayaana mudda dheer qeyb ka ahaa howlaha dib u dhiska dowladnimada Soomaaliya, isagoo xilal kala duwan ka soo qabtay dowladihii dalka soomaray .

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments