Waxaa saakay la xiray dhamaan waddooyinka Muhiimka ah ee Soo gala xaafadda Shirkoole ee degmada Hodan halkaas oo ay ku sugan yihiin Ciidamo fara badan oo ka amar qaaya Gen Saadaq John.
Waddooyinkan ayaa lagu xiray Caro fara badan , iyadoo goobaha qaar aad looga adkeyay in ay ka soo gudbaan Gawaarida .
Ciidama uu Hormuud u yahay Gen Saadaq Cumar Xasan Saadaq John ayaa inta badan gacanta ku haya waddooyinka Gala Shirkoole .





From the comments