Goobjoog

Farmaajo Oo Saxiixay Muddo Kordhinta Loo Sameeyey

Waxaa goordhow la shaaciyey in Madaxweynihii hore Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu saxiixay sharci hal dhinac ah oo baarlamaanka federaalka ah ay waqtiga ugu dareen. Madaxweynihii hore ayaa caawa afurkii kaddib…

Farmaajo Oo Saxiixay Muddo Kordhinta Loo Sameeyey

Waxaa goordhow la shaaciyey in Madaxweynihii hore Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu saxiixay sharci hal dhinac ah oo baarlamaanka federaalka ah ay waqtiga ugu dareen.

Madaxweynihii hore  ayaa caawa afurkii kaddib saxiixay Sharciga Gaarka ah ee Jihaynta Doorashooyinka heer Federaal oo Golaha Shacabka cod aqlabiyad ku ansixiyey shalay oo taariikhdu ahayd 12.04.2021.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments