Waxaa weli magaalada Muqdisho ka socda kulamada looga hadlayo Khilaafaadka Arrimaha Doorashooyinka dalka.
Maxamed Xuseen Rooble Ra’iisul wasaarahaha dalka ayaa Xalay kulan Xubnaha beesha Beesha caalamka kula qaatay Xafiiskiisa.
Kulanka oo Rooble ay ku wehlinayeen Ku-xigeenka Ra’iisul wasaaraha Mahdi Maxamed Guuleed Khadar, Afhayeenka Xukuumadda iyo xubna ka tirsan Wasiirada.





From the comments