Waxaa Goordhaw Hotel Jaziira shir uga furmay Midawga Musharixiinta iyo Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed, kulankan ayaana looga hadlaya xaaladda siyaasadeed ee dalka .
Shirka Midawga iyo Odayaasha dhaqanka ayaa diiradda lagu saaraya xaaladdii ugu dambeysay ee doorashooyinka dalka , iyo kulamadii Fashilmay ee baarlamaanka .




From the comments