Wararka naga soo gaarayo Degmada Deyniile ee Gobalka Banaadir ayaa sheegaya in goordhaw uu halkaas ka dhacay Qarax.
Qaraxan oo inta badan dhawaqiisa laga maqlay xaafadaha Degmada ayaa lala eegtay gaari uu lahaa Xoghayaha degmada Deeyniile Mahada Sharaawe .
Xoghayaha Degmada Deeyniile Mahad ayaa la sheegay in uu ka bad baaday Qaraxa lala eegtay gaari uu la socda .




From the comments