Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa ansixisay kaalmo dhaqaale oo dheeraad ah oo Soomaaliya la siinayo si loogu taageero cafinta deymaha Soomaaliya lagu leeyahay.
Lacagtan oo gaaraysa $0.97 milyan oo dollar, ayaa qeyb ka ah kaalmada Saaxibada caalamka ay Soomaaliya ugu deeqayaan si qeyb uga noqdaan Barnaamijka deyn cafinta ee Soomaaliya .
Deeqdaan dhaqaale ayaa loo adeegsan doonaa sidii Soomaaliya uga soo bixi laheyd Hanaanka geedi socodka deyn cafinta oo u dhexeeyay IMF, Bankiga Adduunka iyo Soomaaliya




From the comments