Goobjoog

Wasiirkii Amniga Jubbaland Oo Xilka Laga Qaaday

Madaxweeynaha Dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxmed Islaam Madoobe ayaa goordhaw xilkii ka qaaday wasiirkii Amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan . Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweeynaha Jubbaland ayaa lagu sheegay in…

Wasiirkii Amniga Jubbaland Oo Xilka Laga Qaaday
Madaxweeynaha Dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxmed Islaam Madoobe ayaa goordhaw xilkii ka qaaday wasiirkii Amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan .
Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweeynaha Jubbaland ayaa lagu sheegay in xilkii wasiirka Amniga laga qaaday Cabdirashiid Xasan Cabdinur Janan .
Dhowr bil ka hor ayey aheyd markii ciidamada uu hogaaminayo Janan ay magaalada Beledxaawo dagaal kula galeen ciidamada dowladda Federaalka .
Hoos Ka Akhriso Wareegatada Xil ka qaadista 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments