Goobjoog

Talaalka Corona Virus Oo Gaaray Kismaayo

Waxaa goordhaw garoonka diyaaradaha Magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbaland soo gaaray diyaarad sidda Talaalka xanuunka Covid-19 . Talaalkan oo laga qaaday magaalada Muqdisho laga qaaday ayaa la filaya in la…

Talaalka Corona Virus Oo Gaaray Kismaayo

Waxaa goordhaw garoonka diyaaradaha Magaalada Kismaayo ee xarunta  Jubbaland soo gaaray diyaarad sidda Talaalka xanuunka Covid-19 .

Talaalkan oo laga qaaday magaalada Muqdisho laga qaaday ayaa la filaya in la gaarsiiyo dadka ku nool deeganada Maamulka Jubbaland .

Astrazeneca ayaa todobaad ka hor ka bilaawday magaalada Muqdisho , iyadoo Jubbaland ay noqoneyso Maamulki labaad oo uu gaaro talaalka, Horay ayuuna waxa uu u gaaray talaalka maamulka Puntland .

 

Deeganada Jubbaland ayaa waxa ay ka mid yihiin deeganada Muddooyinkii u dambeyay uu ku soo laba kacleynayay xanuunka Corona Virus .

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments