Goobjoog

Lafta-gareen Oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho

Madaxweeynaha dowlad gobaleedka Koonfur galbeed Cabdi casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho kadib Safar uu dalka dibadiisa ugu maqnaa . Cabdi Casiis Lafta-gareen ayaa muddooyinkii la soo…

Lafta-gareen Oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho

Madaxweeynaha dowlad gobaleedka Koonfur galbeed Cabdi casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho kadib Safar uu dalka dibadiisa ugu maqnaa .

Cabdi Casiis Lafta-gareen ayaa muddooyinkii la soo dhafay jiray dalka Turkiga, isago saakay dalka dib ugu soo noqday.

Madaxweyne Lafta-gareen ayaa magaalada Muqdisho kaga qeyb galaya shirka arrimaha doorashooyinka oo lagu wado beri in uu ka furmo xerada Tababarka ciidamada Cirka ee Afisiyoni .

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku sugan dhamaan madaxda dowlad gobaleedyada dalka oo la filayo in uu berri shirka uga furmo Caasimadda

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments