Madaxweeyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ayaa laga helay xanuunka Corona Virus kadib markii baaritaan lagu sameyay Saylici.
“Waxaan rabaa inaan ogeysiiyo shacabka Somaliland inaan la macaamilayay COVID-19 seddexdii maalmood ee ugu dambeysay.” Ayuu ku yiri qoraal uus oo dhigay Twitter-ka madaxweeyne ku-xigeenka .
Saylici ayaa sidoo kale shacabka Somaliland ugu baaqay in ay ka taxadaraan xanuunka oo ay qaatan awaamirta dhaqaatiirta ay bixinayaan.




From the comments