Allah U naxariistee waxaa Magaalada Muqdisho ku geeriyoday Dr Xaydar Cali Raage oo si weyn looga yaqiin gudaha Soomaaliya gaar ahaan Muqdisho.
Dr Xeydar ayaa in muddo ah waxa uu ka shaqeynayay xarumaha Caafiimaad ee dalka, DR Xeydar ayaana waxa uu caan ku ahaa daweynta cudurka Qaaxada ama TB-da loo yaqaan.
Xeydar ayaa 30-kii sano ee u dambeyay ka mid ahaa sidoo kale bahda caafimaad ee bulshada xilliyadii adkaa wax u qabaneysay.




From the comments