Goobjoog

Deg-Deg: Qarax Ka Dhacay Muqdisho

Wararka naga soo gaarayo degmada Kaaran ee Gobalka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in goordhaw uu halkaasi qarax ka dhacay . Qaraxa ayaa lala eegtay mid ka mid ah gaawarida…

Deg-Deg: Qarax Ka Dhacay Muqdisho
Wararka naga soo gaarayo degmada Kaaran ee Gobalka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in goordhaw uu halkaasi qarax ka dhacay .
Qaraxa ayaa lala eegtay mid ka mid ah gaawarida Codbaahiyaha ay ku xiran yihiin ee dadka looga wacyi geliyo Xanuunka Covid-19.
Qaar ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay GoobJoob  ayaa u xaqiijiyay in qaraxa uu ku dhintay darawalki waday gaariga , halka seddax kalena dhaawac uu ka soo gaaray
Wixii ku soo kordha warkaan kala soco GoobJoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments