Goobjoog

QM Oo War Ka Soo Saartay Qaraxii Muqdisho Ka Dhacay

War k soo baxay xafiiska Qaramada Midobay ee Soomaliya ayaa lagu cambaareyay qaraxii xalay ka dhacay Agagaarka Xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho. Qoraal ka soo baxay QM ayaa lagu yiri…

QM Oo War Ka Soo Saartay Qaraxii Muqdisho Ka Dhacay

War k soo baxay xafiiska Qaramada Midobay ee Soomaliya ayaa lagu cambaareyay qaraxii xalay ka dhacay Agagaarka Xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho.

Qoraal ka soo baxay QM ayaa lagu yiri ” Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxa ay si adag u cambaareynayaan weerarkii foosha xumaa ee Al-Shabaab ay 5-tii Maarso ka geysteen magaalada Muqdisho, waxa ayna tacsi u dirayaan qoysaska dadkii naftooda ku waayey weerarkaa, iyagoo u rajeynaya caafimaad degdeg ah kuwii ku dhaawacmay.”

Dhanka kale dowladda Turkiga ayaa cambareysay werarkii lagu qaaday Maqaayadda Luul Yamani.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments