Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa ku baaqday in saamileyda siyaasadda Soomaaliya ay isugu yimaadan shir si xal looga gaaro doorashooyinka dalka .
Mareykanka ayaa madaxda dowladda Federaalka iyo Kuwa Dowlad gobaleedyada dalka waxa uu ugu baaqay sidoo kale in ay dardar geliyaan dadaalada xalka loogu raadinayo shacabka .
Qoraalka ka soo baxay Safaaradda ayaa lagu yiri “Mareykanka oo ugu baaqday in Madaxweyne dowladda federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada ay shir hadda isug yimaadaan, Sameeynaa waxa saxda u ah Shacabka Soomaaliyeed ee dhameystira doorashada “ .




From the comments