Goobjoog

Kulanka Rooble iyo Musharixiinta Oo Ka Furmay Muqdisho

waxaa goordhaw magaalada Muqdisho kulan u dhaxeeya Ra’iisul wasaare Rooble iyo xubnaha midawga musharixiinta. Kulankan oo looga hadlayo arrimaha doorashooyinka iyo khilaafaadka taagay ayaa waxa uu ka dhacaya Hotel Decale…

Kulanka Rooble iyo Musharixiinta Oo Ka Furmay Muqdisho

waxaa goordhaw magaalada Muqdisho kulan u dhaxeeya Ra’iisul wasaare Rooble iyo xubnaha midawga musharixiinta.

Kulankan oo looga hadlayo arrimaha doorashooyinka iyo khilaafaadka taagay ayaa waxa uu ka dhacaya Hotel Decale .

Rooble ayaa waxa ku wehlinaya kuanka Madaxweeynayaasha Galmudug iyo Koonfur Galbeed.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments