Goobjoog

Ugaaska Beesha Xawaadle Oo Ku Geeriyooday Muqdisho

Allaah U Naxariisto waxaa goordhaw magaalada Muqdisho ku geeriyooday Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo ka mid ahaa Ugaasyada Soomaaliyeed. Ugaas Xasan ayaa waxa uu u geeriyooday xanuunka Covid-19 oo hayay…

Ugaaska Beesha Xawaadle Oo Ku Geeriyooday Muqdisho

Allaah U Naxariisto waxaa goordhaw magaalada Muqdisho ku geeriyooday Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo ka mid ahaa Ugaasyada Soomaaliyeed.

Ugaas Xasan ayaa waxa uu u geeriyooday xanuunka Covid-19 oo hayay maalmihii la soo dhafay.

Qaar ka mid ah ehelada Ugaaska ayaana xaqiijiyay geeridiisa.

Ugaas Xasan Ugaas Khalif Ugaas Rooble ayaa waxa uu ahaa Ugaaska Beelweynta Xawaadle .

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments