Golaha Ammaanka Qaramada midobay ayaa maanta oo Isniin ah la filaya in ay kulan looga hadlayo xaaladda Soomaaliya ay ku yeeshaan magaalada New York ee dalka mareykanka
Kulanka ayaa diiradda lagu saari doona marxaladda kala guurka ay ku jirto dowladda Soomaaliya iyo sidoo kale howl galka Midawga Nabad Ilaalinta Afrika ee AMISOM.
Golaha ayaa maanta la filaya in ay dib u cusbooneysiiyaan howl galka midawga Afrika ee Soomaaliya, maadama uu dhacay waqtigoodi joogi taanka gudaha Soomaaliya .




From the comments