Waxaa maanta la xusaya 37 sano guuradii ka soo wareegatay xasuuqii lagu laayay dadka shacabka ah ee ku suganna deegaanka Waagala ee ka tirsan gobalka waqooyi barri ee dalka Kenya.
Sanadkii 1984 ayeey aheyd markii dad kabadan 4,000 Ruux xasuuq wadareed loogu geeystay fagaaraha weyn ee degaanka Waagala .
Xasuuqan ayaa la sheegay in ay geeysteen ciidamo ka tirsan kuwa kenya, kuwaas oo ka amar qaadanayay madaxweeynihii Kenya ee xilligaas Danial arap moi, iyadoo ciidamada Kenya ay halkasi ku dileen muwadiinin Soomaaliyeed .





From the comments