Waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb gaaray wafdi uu hogaaminayo madaxweeynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo
Madaxweeynaha galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa ku soo dhaweeyay wafdiga Madaxweeyne Farmaajo garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb.
Farmaajo ayaa magaalada dhuusa mareeb kaga qeeyb galaya Shirka wada tashiga madaxda dowladda federalka iyo kuwa dowlad gobaleedyada oo ka furmaya saacadaha soo aadan magaaladaas.





From the comments