Wararka naga soo garaaya agagaarka Isgooyska KM4 ayaa sheegaya in qaraxyo isxig xigo ay ka dhaceen halkaasi, kuwaas oo lagu weeraray mid ka mid ah Hoteelada ku yaalla wadada aadda Airport ka magaalada Muqdisho .
Sida aan wararka ku heleyno xubna ka tirsan Alshabaab iyo ciidamada dowladda ayaa dagaal waxa uu ku dhax maraya Hotelka la weeraray .
gudaha hotelka ayaa waxa ku sugan Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda , saraakiil ciidan iyo Dad shacab .




From the comments