Goobjoog

Faahfaahin: Dad Ku Dhintay Qarax Ka Dhacay Muqdisho

Waxaa faahfaahin laga helayaa qarax saaka ka dhacay caasimadda Muqdisho, kaas oo ay ka dhasheen khasaare. Qarax ka dhacay waddada Cabdiqaasim oo ku taalla agagaarka KM 4 ee caasimadda Muqdisho…

Faahfaahin: Dad Ku Dhintay Qarax Ka Dhacay Muqdisho

Waxaa faahfaahin laga helayaa qarax saaka ka dhacay caasimadda Muqdisho, kaas oo ay ka dhasheen khasaare.

Qarax ka dhacay waddada Cabdiqaasim oo ku taalla agagaarka KM 4 ee caasimadda Muqdisho ayaa qarax lagula eegtay gaari ay saarnaayeen ciidan, taasi oo keentay in ugu yaraan 3 ku dhintaan halka 7 kale ku dhaawacmeen.

Ilaa hadda ma soo bixin warar rasmi ah, ma jito jid sheegatay qaraxan oo miino ahaa sida la sheegayo.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments