Sanadkii hore, wixii March ka dambeeyey waxaa dunida kusoo kordhay Covid 19, muddo 9 bil ah kadib, hadda waxaa loo helay tallaal, hadal-heyntana waxaa ay aaday dalalka helay tallaalka.
Mareykanka 17.5m dawo ah ayaa la geeyey, ujeedkana waa in la talaalo dad gaaraya 20 Milyan
Qaaradda Yurub waxaa lagu talo jiraa talaalidda dadka, UK ilaa hal miylan ayaa heshay hala midowga Yurub lagu wado in ay helaan 300m




From the comments