Magaalada Garowe ee xarunta gobalka Nugaal waxaa maanta ka furmay shir aqoon is weeydaarsi oo sanadla ah , kaas oo ay soo qaban qaabisay machadka daraasadaha siyaasadda ee Heritage.
Shirkan ayaa waxaa ka qeeyb galayo gudoomiyaha Aqalka sare cabdi xaashi cabdillahi, madaxweynayaasha maamulada Galmudug iyo Puntland, Xubna ka tirsan midawga Musharixiinta xilka Madaxweynanimo , xildhibaano iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada rayidka ah.




From the comments