Iyadoo Maanta Magaalada Muqdisho ay marti gelinayso furitaanka tartanka Kubbadda cagta Maamul Goboeledyada iyo Gobolka Banaadir ayaa waxa ay Goobjoog Sports idin soo gudbinaysaa falanqeyn ku sabaasan kulanka furitaanka ee u dhaxeeya kooxaha Gobolka Banaadir iyo Galmudug

Maxamed Xuseen Qalinle oo Tafariraha Ciyaaraha Goobjoog ayaa ka warbixiyay ciyaarta furitaanka tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020 ee u dhaxaysa kooxaha kubbadda cagta Gobolka Banaadir iyo Galmudug iyo sida uu yahay diyaar garowka labada dhinac.





From the comments