Tallaabo ku tusineysa sida Mareykanka uga go’an tahay iney ciidamadiisa kala baxaan Soomaaliya, Pentagon ayaa soo diray markab weyn oo ciidamada qaada.
Markabkan oo loogu yeero USS Hershel “Woody” Williams ayaa fulin doona amarka todobaadkii hore ay Mareykanku gaareen oo ah iney ciidamada kala baxaan Soomaaliya.
Mareykanka ayaa xeebaha Soomalaiya usoo diray USS Hershel “Woody” Williams oo ah Markab caadatan qaada ciidamada Marines-ka ee ku sugan dagaaladda halka diyaaradda nooca AC-130W Stinger II ay kor ka ilaalin doonto dhaqdhaqaaqa lagu qaadayo ciidanka.




From the comments