Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ‘Qoorqoor’ iyo mas’uuliyeen kale oo ka tirsan goleyaasha Dowladda Fedraalka,Dowladda Goboleedka Galmudug, Maamulka Caasimadda iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Galmudug ayaa kulan dhiiri-gelin ah la qaatay macallimiinta,ciyaartooyda iyo madaxda kooxda kubbadda cagta Galmudug ee ka qeyb galaya tartanka Maamulka Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020.

Wasaaradda Ciyaaraha iyo Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug ayaa dib u habeyn balaaran ku sameeyay kooxda kubbadda cagta Galmudug oo labadii jeer ee la qabtay bandhig liita ku soo bandhigtay tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir sanadihii 2016,2017,waxaana Maamulka Galmudug oo sanadkan balan qaaday in ay ku guulaysan karaan ciyaaraha Maamul Goboleedyada.






From the comments