Somaliland ayaa maanta oo Khamiis ah waxaa ay toogasho ku fulisay lix nin, kuwaas oo horay maxkamadaha Somaliland ay dil ugu xukumeen , kadib markii lagu eedeeyey dilal ay horay u geeysteen.
Raggaan eedeysanayaasha ah ayaa waxaa ay ku xirnaayeen xabsiga dhexe, waxaana loo qaaday deegaan Mandheera ee gobolka Saaxil si dilka loogu filyo xukunka toogashada ah ,
Magacyada ragga la toogtay.




From the comments