Goobjoog

Cabdi Xaashi oo Soo Saaray Guddigga Doorashada Xildhibaannada Gobolada Waqooyi

Guddoomiyaha golaha aqalka ee Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta magacaanbay guddiga doorashooyinka xildhibaannada gobolada Waqooyi, xubnahaan ayaa ka kooban ilaa 8 xubnood oo qaban doona doorashada (X )…

Cabdi Xaashi oo Soo Saaray Guddigga Doorashada Xildhibaannada Gobolada Waqooyi

Guddoomiyaha golaha aqalka ee Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta magacaanbay guddiga doorashooyinka xildhibaannada gobolada Waqooyi, xubnahaan ayaa  ka kooban ilaa 8 xubnood oo qaban doona doorashada (X ) gobolada Waqooyi kasoo galayo baarlamaanaka 11-aad ee jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments