Goobjoog

Isbedel Lagu Sameeyey Maamulka Shabeellada Hoose

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdi Casiis Xasan Maxamed lafta-gareen ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax, isago oo guddoomiye cusub u magacaabay gobolkaas…

Isbedel Lagu Sameeyey Maamulka Shabeellada Hoose

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdi Casiis Xasan Maxamed lafta-gareen ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax, isago oo guddoomiye cusub u magacaabay gobolkaas Cabdulqaadir Maxamed Nuur Siidii.

 

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments