Waxaa warar dheeraad ah laga helayaa weerar khasaare kala duwan dhaliyey oo habeenkii xalay ka dhacay duleedka deegaanka Xananbuure ee gobolka Galgaduud, kaas oo maalmihii tagay ay ku dagaalameen maleeeshiyo beeleed
Weerarka ayaa yimid kadib markii labo maleeshiyo beeleed mid ka mid ay dhaawac u geysteen gabar la sheegay in ay xoolo la joogay duleedka deegaanka Xananbuure shalay galinkii dambe, dhaawac ayaana soo gaaray
intaas kadib ayaa waxaa dhacday in wiilal la dhashay gabadha iyo kuwo ku heyb ah iyagoo ku siijeeda Cadaado in wadada u gaalaan maaleesho beeleedkii kale, iyagoo dilay gabadhii dhaawaca ay aheyd dhaawacna u geystay 4 wiil.




From the comments