Goobjoog

Internet-ka Soomaaliya oo Cillad Heshay

Internet-ka guud laga adeegsado koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa la sheegayaa iney cild heysato, iyada oo la filayo in la hagaajiyo saacadaha soo socda. Shirkadda Hormuud ayaa qoraal ay macaamiisheeda…

Internet-ka Soomaaliya oo Cillad Heshay
(ILLUSTRATION) An illustration dated 23 January 2012 shows the silhouette of a man in front of a screen with the logo of the online network Facebook in Hanover, Germany. Facebook is being criticized again and again for data privacy. Most recently, Facebook has introduced the Timeline, with which Facebook users can share moments of the entire life with other internet users online. Photo: Julian Stratenschulte -ALLIANCE-INFOPHOTO

Internet-ka guud laga adeegsado koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa la sheegayaa iney cild heysato, iyada oo la filayo in la hagaajiyo saacadaha soo socda.

Shirkadda Hormuud ayaa qoraal ay macaamiisheeda u dirtay ku sheegay in ay jirto cilad xagga Internet-ka ah

“Macaamiisha sharafta leh waxaan ka raaligelineynaa in cilad bixin saacado qaadaneysa awgeed culeys ama hakad ku iman doono adeegga Internet-ka”.

Adeegga Internet-ka ee shirkaddan aya ala adeegsadaa koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments