Goobjoog

Cabdi Xaashi oo Magacaabay Guddi Qabanqaabo Doorasho

Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah Cabdi Xaashi ayaa maanta waxaa uu magacaabay guddi 7 xubnood ah oo qaban-qaabinaya doorashada xildhibaannada gobollada waooyi ee ka dhaceysa magaalada Muqdisho.…

Cabdi Xaashi oo Magacaabay Guddi Qabanqaabo Doorasho

Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah Cabdi Xaashi ayaa maanta waxaa uu magacaabay guddi 7 xubnood ah oo qaban-qaabinaya doorashada xildhibaannada gobollada waooyi ee ka dhaceysa magaalada Muqdisho.

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments