Naadiga Dowladda Hoose ee Muqdisho City Club ayaa safar u ah magaalada Garowe ee maamulka Puntland waxayna halkaas ku yeelan doonaan kulamo saaxiibtinimo ay u qorsheeyeen Xiriirka Kubbadda Cagta Puntland,Muqdisho City waa kooxda haysata horyaalka Somalia Premier League 2019-2020.

Muqdisho City Club waa kooxdii labaad oo ka dhisan Muqdisho oo is dhaxgalka bulsho u aaday deegaanada Puntland waxaana horay sanadii 2005 sidan oo kale samaysay naadiga Elman Sports Club.








From the comments