Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Axmed Kaariye Qoorqoor oo ka hor hadlayey maanta golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ayaa lagu arkay in weli uu isticmaalayo magaca Dhuusamareeb.
“Waxaa gogol la dhigay ama fadhiyo iyo kulmo aad u muhiim ah lagu qabtay xarunta Galmudug ama caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb”.
Arrintan ayaa imaaneysa bil kayar markii madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu magaca ka badalay caasimadda Galmudug isaga oo u bixiyey Samareeb.




From the comments