Tababare ku xigeenka kooxda Dowladda hoose ee Muqdisho City Club Daadir Amiin Cali ayaa horyaalka Somalia Premier League qaaday,isagoo macallin iyo ciyaaryahan wuxuuna arintaa ku sheegay rikoor aad u wanaagsan u sameeyay,tani ay qeyb ka qaadanayso horomarka xirfada tababarnimo.

Sanadii 2016 Daadir Amiin waxa uu ahaa kabtankii hogaaminayay naadiga Banaadir Sports Club ee ku guulaystay horyaalka Soomaaliya,blase saddex sano ka dib waxaa u suurta gashay 2020 in uu qaado horaaylka Soomaaliya,isagoo ka mid ah macallimiinta kooxda Muqdisho City Club.






From the comments