Goobjoog

Guddoomiye Garooje “Hambalyo Muqdisho City Club”

Guddoomiyihii kooxda kubbadda cagta Elman Sports Club Cabdirisaaq Faarax Cumar (Garooje) ayaa hambalyo u diray maamulka,macallimiinta iyo taageerayaasha kooxda Muqdisho City Club oo ku guulaystay horyaalka Somalia Premier League kol ciyaareedka…

Guddoomiye Garooje “Hambalyo Muqdisho City Club”

Guddoomiyihii kooxda kubbadda cagta Elman Sports Club Cabdirisaaq Faarax Cumar (Garooje) ayaa hambalyo u diray maamulka,macallimiinta iyo taageerayaasha kooxda Muqdisho City Club oo ku guulaystay horyaalka Somalia Premier League kol ciyaareedka 2019-2020.

“Waxaan hambalyo u diriyaa maamulka,macallimiinta iyo taageerayasha naadiga Muqdisho City ee ku guulaystay horyaalka Soomaaliya 2020,wuxuu ahaa sanad cajiib ah iyo loolan adag sidoo kale waxaan hambalyo qaas ah u diriyaa laacibiinta kaalmaha hore ka galay gool dhalinta horyaalka Soomaaliya” ayuu Goobjoog Sports u sheegay guddoomiyihii kooxda Elman Cabdirisaaq Faarax Cumar (Garooje)

Halkan Ka Aqriso Dabaal Daga iyo Hanashada Kooxda Muqdisho City Club

https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/muqdisho-city-club-oo-si-weyn-ugu-dabaal-dagtay-hanashada-horyaalka-soomaaliya/

W/D-Maxamed Xuseen Qalinle

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments