Goobjoog

Waraysi:- Muxuu Yahay Nidaamka Federaalka Ee Soomaaliya Qaadatay ?

Jahweerar dhanka siyaasada iyo Khilaafaad aan dhamaan ayaa weli ka taagan nooca Federaalism-ka ee ay Soomaaliya qaatay,khilaafka ugu badan ee soo lab- laabta wuxuu u dhaxeeya Dowladda Dhexe iyo Dowladaha…

Waraysi:- Muxuu Yahay Nidaamka Federaalka Ee Soomaaliya Qaadatay ?

Jahweerar dhanka siyaasada iyo Khilaafaad aan dhamaan ayaa weli ka taagan nooca Federaalism-ka ee ay Soomaaliya qaatay,khilaafka ugu badan ee soo lab- laabta wuxuu u dhaxeeya Dowladda Dhexe iyo Dowladaha xubnaha ka ah ,isla markaana salka ku haya awoodaha oo aan si cad u kala qeexin Dastuurka KMG ah.

Cabdirisaaq Aadan Maxamed oo ah Cilmi Baare ka tirsan Heritage oo Goobjoog Wareysi gaar ah siiyay ayaa sharaxaya nooce Federaalism-ka ee ay qaadatay Soomaaliya iyo caqabadaha jira

Halkan Ka Daawo Warysi Oo Cabdirisaaq Aadan Siiyay Goobjoog News

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments