Goobjoog

Farmaajo iyo Madoobe oo Kulmaya

Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya in uu socdo kulan u dhaxeeya madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe. Kulankan ayaa noqonaya midkii…

Farmaajo iyo Madoobe oo Kulmaya

Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya in uu socdo kulan u dhaxeeya madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.

Kulankan ayaa noqonaya midkii ugu horeeyey ee dhaca kadib qalalaasada labada nin ee ka dhalatay doorashadii Axmed Madoobe ee August 22, ee sanadkii tagay.

Wixii ka soo baxa kala soco halkan.

Goobjoog News

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments