Goobjoog

Saciid Qorsheel “Dib U Dhiska Garoonka Stadium Muqdisho Waa Rajo U Wanaagsan Soomaaliya ”

Wasiirii hore Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Saciid Jaamac Cali (Qoorsheel),sidoo kale horay ugu soo dheelay Xulka Qaranka ayaa sheegay dib u dhiska lagu sameeyay garoonka Stadium Muqdisho ay rajo wanaagsan u…

Saciid Qorsheel “Dib U Dhiska Garoonka Stadium Muqdisho Waa Rajo U Wanaagsan Soomaaliya ”

Wasiirii hore Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Saciid Jaamac Cali (Qoorsheel),sidoo kale horay ugu soo dheelay Xulka Qaranka ayaa sheegay dib u dhiska lagu sameeyay garoonka Stadium Muqdisho ay rajo wanaagsan u tahay ciyaartooyda kala duwan ee dalka.

Halkan Ka Daawo Saciid Qorsheel Oo Ka Hadlay Garoonka Stadium Muqdisho

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments