Wasiirka maaliyadda xukumadda federaalka Soomaaliya Dr Cabdirxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta ka qeyb galay shirka loogu magac daray hormarinta maaliyadda dalka, kaas oo sedex geesood ahaa.
Shirka oo ku qabsoomay habka la iska arko ee maqalka iyo muuqaalka Internetka ayaa waxaa ka qeyb galay hey’adda lacagta addunka IMF iyo Word Bankiga.
Wasiir Bayle ayaa sheegay in kulanka ay uga wadahadleen waxyaabahii usoo qabsoomay dowladda dhinaca dib-u-habeynta maaliyadda dalka.




From the comments