Madaxweynaha dowlad gooboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa war ka soo saaray deegaameenta laga sameeyo dhulka daaqsimeedka, waxaana uu faray laamaha amniga in ay joojiyaan dhismayaasha nuucaas ah.
Qoraal ka soo maxay madaxtooyada ayaa lagu yiri” Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray wareegto Lr. 03 kuna saabsan Joojin Dhismeyaasha iyo Deegaameynta Dhul-daaqsimeedka Deegaanada Puntland
Ku: Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyaynta.
Ku: Wasaradda Deegaanka, Beeraha iyo Is-bedelka Cimilada
Ku: Wasaradda Amniga iyo DDR
Ku: Taliyaha Ciidanka Daraawiishta
Ku: Taliyaha Ciidanka Booliska




From the comments